ALGOYAHAN
Nuxurka Injineeriyadda Softiweerka
Naqshadee
Sideed u jajabinee softiweer uguna naqshadaynee qaab fudud oo dib loo adeegsan karo loona dayac tiri karo?
Hirgeli
Sideed naqshadaas ugu badalee kood wacan, kaas oo la tijaabin karo haddana qabanaya shaqadii loogu talo galay?
Dayactir
Sideed wax uga badalee koodkii hore marka ay baahida adeegsadaha sistamku isbedesho ama cillad farsamo timaado?